Saloon qurxin · Hargeysa
Xinna, timo iyo qurxin — haween kaliya.
Xinna aroosadda, timo dhigid iyo makeup. Ballan ku qabso WhatsApp oo ha sugin safka.
Sabti – Khamiis 9:00 – 21:00
Ka ag dhow Taallada MiG-ga Bartamaha Hargeysa
Haween kaliya Shaqaale haween ah
Lacag bixinta
Ku bixi taleefankaaga
Ballanta aroosadda waxaa lagu xaqiijinayaa $10 horay ah.
Zaad63 XXX XXXX
eDahab65 XXX XXXX
Halka aan joogno
Noo kaalay
Ka ag dhow Taallada MiG-gaBartamaha magaalada, Hargeysa
- Sabti – Khamiis
- 9:00 – 21:00
- Jimce
- 16:00 – 21:00